Qoraal

Tirtir akoonkaaga Qoraal

Waqti kasta waad codsan kartaa in akoonkaaga Qoraal la tirtiro, adigoo barnaamijka isticmaalaya ama halkan ka raacaya tilmaamaha. Waxaa lagu tirtirayaa 30 maalmood gudahood markaad codsato.

Barnaamijka dhexdiisa

  1. Fur Qoraal oo soo gal.
  2. Fur Dejinta, dabadeed Xogtaada.
  3. Taabo Tirtir akoonkayga, akhri digniinta, dabadeed xaqiiji.

Adigoon barnaamijka furin

Iimayl u dir privacy@qoraal.com adigoo isticmaalaya iimaylka aad ku soo gasho. Ama WhatsApp kala xiriir +252615801175 adigoo ka diraya lambarka Qoraal kuugu xiran. Sheeg inaad rabto in akoonkaaga la tirtiro.

Waxyaabaha la tirtirayo

Waxa la tirtiro dib looma soo celin karo. Haddii aad rabto nuqul, marka hore isticmaal Dejinta → Xogtaada → Soo dejiso xogtayda. Haddii aad ka noqoto codsiga ka hor inta aan la fulin, WhatsApp kala xiriir +252615801175.

Waxa Qoraal hayo iyo sababta uu u hayo ka akhri siyaasadda asturnaanta.