Qoraal
Sign in
NC

Nashaad Cabirizak diiriye

Digital marketing

Muqdisho, Somalia

Waxan Ahay qof baratay Islamic banking and finance Haysatana Bachelor Degree Kana baxay university of Hormuud sanadkii 2025.

Khibrado Shaqo: Sales Barako Hypermarket, iyo Bakaro Market

Xirfado Leh: Sales, Digital Marketing Aan Hada wado, wada shaqeyn kooxed.

Wax yaabaha aan xiiseyo: Marketing, sameynta contents , iyo Barashada xirfado cusub oo Hoos yimaada Banking and Finance.