Qoraal
Sign in
MA

Mahad Abdullahi Hassan

Khabiir dhanka beeraha iyo Xirfadle suuq-geynta casriga ah

Mogadishu somalia

Mahad Abdullahi Hassan,

Khabiir dhanka beeraha ,

Aas-aasaha shirkada DhirsanPlus shirkad ka shaqeysa arimaha dhireenta, madaxa media ururka dhalinyarada beeraleyda somaliyeed

DhirsanPlus — Founder
Feb 2024 — Present

Mogadishu, Somalia

Shirkad ka shaqeysa arimaha dhireenta & landscaping

Somali international university ( SIU ) Jan 2020 — Present

Bachelor Degree, Cilmiga beeraha

Mogadishu, Somalia

Aqoonyahan culuumta beeraha , Aas-aasaha shirkada Hanaqaaf AGROBUSINESS taa oo qeyb ka ah waxsosarka dalka

Digital marketing, Data entry and research
Mashruuc Dhireen — Wasaarada beeraha & waraabka jfs
2024

Waxaan mashruuc dhireyn iyo landscaping u fuliyay wasaarad beeraha & waraabka jfs