Qoraal
Sign in
HA

Hussein Abdi Mohamed

Freelancer

Mugadisho

Waxaan ahay xirfadle ku takhasusay Digital Marketing, Graphic Design, Branding, Content Creation, Videography, Photography, iyo Photo & Video Editing. Waxaan ka caawiyaa ganacsiyada iyo hay’adaha inay dhisaan sumcad adag, abuuraan muuqaal xirfadeed, isla markaana gaaraan macaamiil badan iyagoo adeegsanaya xeelado suuq-geyn casri ah, naqshado hal-abuur leh, iyo muuqaallo tayo sare leh. Hadafkeygu waa inaan fikrad kasta u beddelo natiijo muuqata oo saameyn leh.

Micraaj Primary and Secondary School — Lecture
Sep 2021 — Mar 2024

Muqadisho Somalia

Waxaan ahaa barre bixiya maadooyinka Physics iyo Xisaab,waxaan dhigi jiray fasalda kala ah hoose,dhexe iyo sare.

Burqad Instutite — Finance
Jun 2019 — May 2021

Muqdisho Somalia

Waxaan ahaa xisaabiye iyo diwaan haye

Wehliye tech — Freelancer
Mar 2024 — Jul 2025

Muqdisho Somalia

Waxaan la shaqeeyaa ganacsiyo, shirkado, iyo shakhsiyaad si aan uga caawiyo dhisidda sumcad xooggan, kobcinta muuqaalka dijitaalka ah, iyo abuurista content tayo sare leh oo soo jiita macaamiil. Waxaan aaminsanahay in hal-abuurka, tayada, iyo natiijooyinka la cabbiri karo ay yihiin furaha guusha mashruuc kasta.

Benadir University Sep 2021 — Sep 2024

Bachlor, Banking and Finance

Muqdisho

Freelance Digital Marketer & Creative Designer oo ku takhasusay Digital Marketing, Graphic Design, Branding, Content Creation, Videography, Photography, Photo & Video Editing.