Faiza mohamud
Digital marketing
Muqdisho. Somalia
About
Safarkayga Digital Marketing
Waxaan bilaabay barashada Digital Marketing maalintii 12/05/2026. Waxaan doortay cilmigan si aan u barto suuq-geynta casriga ah, u horumariyo xirfadahayga, una helo fursado shaqo oo wanaagsan.
Waxyaalihii aan bartay waxaa ka mid ah:
- Social Media Marketing
- Content Marketing
- SEO
- Email Marketing
- Online Advertising
Sababta aan u bulawayo korsadan waxey ii kordhiseyy aqoon iyo xirfado badan oo la xariira suuq geynta digitalka ah.
Marka aan dhammaysto koorsadan, waxaan rajaynayaa inaan xirfad u yeesho Digital Marketing oo aan aqoontayda uga faa'iidaysto shaqadayda iyo mustaqbalkayga.
Experience
Education
Skills
Projects
Certifications
Volunteering
Awards
Achievements
Hobbies
Languages