Qoraal
Sign in
AA

Asiya Abdiwali

Digital marketing

Muqdisho, Somalia

Waxaan ahay Digital Marketer iyo Content Creator, waxaana ka caawiyaa ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah inay helaan macaamiil badan, kordhiyaan iibkooda, isla markaana dhistaan sumcad xooggan oo online ah anigoo adeegsanaya maamulka baraha bulshada, sameynta content tayo leh, iyo xeelado suuqgeyn oo casri ah.

Self Employed — Crochet Designer
Jun 2024 — Jul 2026

Muqdisho somaliya

Waxan ahay crochet designer

Lifaaq — Digital Marketer and content creator
Jun 2026 — Jul 2026

Muqdisho somaliya

Waxaan ka ahay Digital Marketer and content creator xirfad dheer u leh social media Marketing and managing u sameeya dhisana xayaysiimo Digital ah oo tayo sare leh

Hormud Aug 2022 — Jun 2026

Baajulaar, Economics and management science

Muqdisho somaliya

Waxaan bartay faculty of Islamic Banking and finance

Digital Marketing, Crochet Designer, Henna DesignerDigital MarketingCrochet Designer
Crochet Designing — Self Employed
2025

Waxaan sameeye boorsooyin iyo projection kale oo crochet ah

E-Commerce Business Blueprint 2026

Xirfadlay

Credential ID: https://gellebashir.com

Machadka Al iqra — Macalin
Nov 2025 — Feb 2026

Muqdisho somaliya

Waxaan ahaa bare quraan iyo barbarian caruur

Shahaado sharaf macalinimo 2025

Machadka Al-Iqra

Waxaan xifdiyay quranka karimka ah 2025

Machadka Al iqra

Waxaan sanado badan ka dib xifdiyay quranka karimka

Hand maded projectsReading
English Elementary proficiency
Arabic Professional working proficiency